Xildhibanada kasoo jeeda gobol salal oo cod dheer u sheegay mouse biixi  in lixdii dagmo, ee horay aad u handaraftay ,ololihii horana aadka been shegtay , hada inuu furo si ay doorashada soomaliland ka dhacaysa uga dhacdo,, muse biixi dadka gobolka kasoo jeda,dad codkoda dhagaysan wayo dulmiga ka socdana ee jifadada laga sheganayo aad wax ka qaban waydoo ,, dee ma rabtid inla wada noolado ,, dulmigana wa iska dhicinaynaa  ,mustaqbalka dadka lagu ciyaray ee aan lahayn adeeg dowladed , iskool, dhaqtar, iwm ,, way tashanayaan!!!!!